Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-35-Qof oo ku geeriyooday Buur qashin ah oo soo duntay
    Somalia

    Video:-35-Qof oo ku geeriyooday Buur qashin ah oo soo duntay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In ka badan 150 ruux ayaa la sheegay in ay goobta uu shilku ka dhacay ay ku sugnaayeen, waxaana wali la la`yahay tiro dad ah oo la rumeysan yahay in ay ku hoos jiraan qashinka soo dumar.

    Dadkan ayaa ahaa kuwo qashinka ka qaraabta, waxaana ay u badnaayeen dumar iyo carruur.

    Goobta uu shilku ka dhacay ayaa ah goob qashinka la keeno oo lagu farsameeyo, waxaana qashinkaasi soo dumay uu aasay ilaa 30 guri oo macmal ah kuwaas oo ay dhisteen dadka qashinka ka qaraabta.

    Goobtan oo lagu magacaabay Koshe Garbage ayaa waxaa ay muddo 50 sano ah qaabileysa qashinka magaalada Addis Abeba.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/URD20Y5YtlY

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.