Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Agaasimihii hore Wadooyinka Puntland oo xilkii si rasmiya u wareejiyay
    ????????????????????????????????????
    Somalia

    Video:-Agaasimihii hore Wadooyinka Puntland oo xilkii si rasmiya u wareejiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 7, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Munaasabad kadhacday xarunta hay’ada ee Garoowe ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa xilka kula kala wareegey labada mas’uul iyagoona madasha ka jeediyey khudbado kala duwan.

    Gudoomiyihii hore ee hay’ada wadooyinka Puntland Eng Maxamuud Cabdinuur Ayaa cadeeyay inuu Xilka Ku Wareejinayo Ku Xigeenkiisa, Waxuuna Sheegay ineysan jirin wax Hanti Ama Dhaqaale ah oo Uu Isagu Qaatay,

    Goobta ayuu Ku Wareejiyay Faylasha Mashaariic Hormarineed oo ay Hay’adda waday, Iyo Lacag ku jiray Akoomada Dowladda iyo Kuwo Gaar Loo leeyahay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/oDPe24-_01M

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.