Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Axmed Madoobe oo booqday xeryaha Ciidamada Ee Dhoobley
    Somalia

    Video:-Axmed Madoobe oo booqday xeryaha Ciidamada Ee Dhoobley

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Saldhiga Ciidamada aaga deegaanka Dhoobley ka howlgala.

    Madaxweynaha Jubaland ayaa amaanay Ciidamada Saldhiga Baarsanguuni ee Degmada jamaame kuwaas oo uu sheegay in Argagixisada ay dharbaaxo adag ku dhufteen waxaa uu sheegay in ay yihiin geesiyo shacabkooda u hiiliyay oo Argagixisada dhabarka ka jabiyay isagoo sheegay in ay taasi tusaale u tahay sida aanay Argagixisadu ugu babac dhigi karin Ciidamada Jubbaland howlgalkuna uu socon doono,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/MadaxweynahaJubbaland/videos/2292315817699088/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    June 20, 2025

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.