Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Axmed Madoobe oo ka hadlay xuska 15-ka May
    Somalia

    VIDEO: Axmed Madoobe oo ka hadlay xuska 15-ka May

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 15, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray dhamaan Dhalinyarada Soomaaliyeed munaasabada 15-MAY 1943 oo ahayd markii la Aas Aasay Ururkii dhalinyarada gobanimo doonka ee SYL.

    Waxaa Madaxweynahu uu sheegay in iyadoo hormarka maanta uuna jirin hadana dhalinyaradii SYL ay xiligaas ku dadaaleen sidii ay dalkeena uga xorayn lahayeen gumaystihii haystay wuxuu intaas ku daray Madaxweynahu in taas ay tusaale u tahay dhalinyarada maanta oo haysata fursado ka wanaagsan kuwii shalay oo dalkeena ay isbadal kaga samayn karaan.

    https://www.facebook.com/MadaxweynahaJubbaland/videos/281411023035372

    Madaxweynahu waxaa uu sheegay in dhalinyarada maanta ay saaran tahay masuuliyad weyn oo ay kaga qaybqaadan karaan dib u dhiska dalka wuxuu intaas raaciyay Madaxweynahu in sidii fikirka iyo habdhaqanka bulshada dib loogu habayn lahaa iyadoo dhalinyaradu ay laf dhabar u yihiin ay tahay masuuliyad weyn gaar ahaan dhinacyada nabadgalyada hormarinta Bulshada iyo adeegyada wax tarka leh.

    Gabagabadii Waxaa Madaxweynahu uu hormar u rajeeyay dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed inay ka gudbaan marxaladaha adag oo guud ahaan ah dhibaato dadka Soomaaliyeed haysta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.