18.01.2019.idil News.Beelaha Direed ee dega dalka Itoobiya,ayaa ku baaqay in ay iskugu yimaadaan shirweyne ay uga tashan doonaan xaaladaha Itoobiya iyo danahooda gaarka u ah.
Shirka,ayaa ka dhici doona caasimada itoobiya ee Adis-ababa,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka