Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Beesha Meheri oo ku taageertay Dowlada baajinta socdaalka Sacdiyo
    Somalia

    Video:-Beesha Meheri oo ku taageertay Dowlada baajinta socdaalka Sacdiyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Odoyaasha Beesha Meheri,ayaa been abuur ku tilmaamay Caano shubka Suldaanka ay sheegtay in ay ka qaybgalayso Sacdiyo Gudoomiye xigeenka Golaha Shacabka Fadaraalka.

    Odoyaashan Shirka jaraa’id qabtay oo uu ku jiro Suldaanka ay been abuuratay,ayaa sheegay in Sacdiyo usocotay kala qaybinta Beesha.

    Dowlada Puntland ayay ku bogaadiyeen baajinta safarkeeda lagu sameeyay.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Odoyaasha

    Beesha Meheri oo taageeray amarka lagu celiyay Sacdi Salaad. pic.twitter.com/eQrT2hTm4f

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 24, 2023

     

    Sidoo kale,waxaa Shir jaraa’id qabtay qasr ka mid ah Haweenka Beesha Meheri,kuwaasoo sheegay Sacdiyo in ay waday Bam ay ku dhex qarxin lahayd Beesha gudaheeda oo celintooda loo baahnaa.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Haweenka

    Gabdhaha Beesha Meheri oo taageeray amarka lagu celiyay Sacdiyo Salaad. pic.twitter.com/Ig6JDw98fn

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 24, 2023

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.