Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Cabdi-xaashi oo si la mid ah Xasan Sh. Weerar ku qaaday Beesha Daarood.
    Somalia

    Video:-Cabdi-xaashi oo si la mid ah Xasan Sh. Weerar ku qaaday Beesha Daarood.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 26, 2023Updated:June 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    90-jirkii Aqalka sare dhowr mudo xileed soo hogaamiyay ee Siyaasada Wadanka kusoo jiray 50-sano,in uu sidaa uhadlo waa nasiibdarro.

    Haduu yiri Cabdi Xaashiyoow Gabaygii Ergo Daarood,waxuu kala firdhiyay Somali weyn,saw Irir-samaale olalayntiisu God kuma sii ridayso rajadii Calanka Buluuga ah ee 5-ta Xidigood?

    Xafladii 26-ka ma waxay noqotay mid Beesha Daarood si toos ah iyo si dadban loogu weerarayo?

    Munaasabadii Xoriyada in loo badalo mid Beel ka mid ah Beelaha Somaliyed lagu weeraro,waa nasiib darro kale.

    Madaxweynihii oo 70-jir ah iyo Gudoomiyihii Aqalka-sare oo 90-jir ah haday isku aragti iyo isku hadal noqdeen Tik-tok-layda halkee loo ciirsanayaa?

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.