Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Daadad kusoo rogmaday oo Dad door ah ku dilay Magaalada Baardheere
    Somalia

    Video:-Daadad kusoo rogmaday oo Dad door ah ku dilay Magaalada Baardheere

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2023Updated:March 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Degamda Baardheere ee Gobolka Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay ay roobab xoogan ka da’ayeen,ayaa waxaa xalay mar kale ku fatahay tog weyn oo ku yaalla duleedka Degmada.

    Fatahaaddaas,ayaa waxaa ku dhintay illaa Sideed Qof, sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen.

    Sidoo kale waxaa gabi ahaanba burburay suuqii weynaa ee degmadaasi, iyadoo dadka qaar ay wali ku go’doonsan yihiin xaafadaha Baardheere,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.