Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Daawo Shirkii jaraa’id ee Taliska Booliska Puntland uu kaga hadlay xaalada guud ee Amniga Dalka
    Somalia

    Video:-Daawo Shirkii jaraa’id ee Taliska Booliska Puntland uu kaga hadlay xaalada guud ee Amniga Dalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 27, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Booliska Puntland Cabdiqadir Shire Faarax Erag Oo Shir Gudominayay Shirkii Ka Qabsomay Qaybta Boliska Gobalka Ayaa Uga Baaqay dadka iney banaanbaxyada joojiyaan.

    Taliyaha ayaa intaas ku daray in Dad-weynaha ay kicinayaan dad Mansab siyaasadeed doonaya iyo kuwo ay aysan aqoon cida ay u shaqeeyan balse ay baarintaan ku hayaan,isagoona xusay in Puntland u baahnayn in Amnigeeda laga wada shaqeeyo.

    “shacabku Waa in ay ogaadan qofka soo kaxaysanaya ee kicinta samaynaya ,danta uu leeyahay inay tahay in Mansab siyaasadeed oo u helo ama Noloshiisa oo u maqaam sare u ka gaaro,wuxuna caruurta iyo dumarka ka dhaadhicinaya in reerkooda wax lo dhimay ama lagu xadgudbay,taasina ma,ahan mid xaqiiqa ah,wadanka waxaa ka jira Garsoor cadaalad ah”.

    Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in shacabku ay kalsooni ku qabaan Garsoorka iyo Laamaha amaanka,wuxuuna Tilmaamay in dhalinyaradii la xukumay dhawaan lagu helay inay dadbiga dilka ah geysteen,loona hayo Markhaariyaal iyo cadaymo,wuxuuna cidii aanan ku qancin u so jeediyay inay maxkamada Racfaanka tagaan,taaso sharcigu xaq u siinayo.

    “Shacabka Bosaaso waa inay Amaankooda ka shaqeeyaan oo isku duubnaadan,ma,ahan in markii wax dhacaana laamaheena Amaanka la eedeyo,markii aan danbiilayaasha soo qabano oo xukuno ay dadka wax khaldan warbaahinta ugu sheegan Dad aanan la aqoon cida ay u shaqeeyan,cidii amaanka wax lid ah ku samaysa sharciga ayaan horkeeneyna,cidii xaqiiqada rabtana Numberkeenu waa idiin furanyahay nala so xiriira.”.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/gHzhnvFeTAE

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.