Sida lagu soo qoray boga Twitter-ka ee Safaarada Turkiga ay ku leedahay muqdisho ,ayaa waxaa lagu sheegay in Dawlada Turkiga ay ku wareejisay Dawlada Fadaraalka Somaliya Lix Milyan oo Dolar oo ay ugu talagashay in wax looga qabto abaaraha,hoos u dhaca miisaaniyada iyo horumarka Dalka.
”Delivered 6 mlns USD budgetary support to new government that will pay salaries. Based on public support and trust, the FGS can move ahead”hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/iTtBCCYB9Lo