Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Dhisme cusub oo ay yeelanayso laanta socdaalka Fadaraalka oo laga dhagaxdhigay muqdisho
    Somalia

    Video:-Dhisme cusub oo ay yeelanayso laanta socdaalka Fadaraalka oo laga dhagaxdhigay muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 11, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isul wasaaraha Dowladda Fedraalka Soomaliya iyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa si wadajir ah u dhagax-dhigay Dhismaha cusub ee Xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Soomaliya oo laga hirgelinayo nawaaxiga Madaarka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

     Waxaa ka qeyb galay Munaasabadda Dhagax dhigga Mas’uuliyiin uu kamid ahaa Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Mudane Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi ) Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, saraakisha NISA, Guddoomiyaha Degmada Waabari iyo Masuuliyiin kale.

     

    Waa markii ugu horreysay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowlada Soomaliya yeelato Dhul ay  leedahay iyadoo horey xarunta ugu shaqeyn jirtay dhismooyin kiro ah,hoos ak daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/X49wW7Ojcsg

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.