Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Donald Trump”Obama ayaa taleefoonkayga dhagaysan jiray xiligii olalaha Doorashada”
    Somalia

    Video:-Donald Trump”Obama ayaa taleefoonkayga dhagaysan jiray xiligii olalaha Doorashada”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2017Updated:March 4, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyey Madaxweynihi uu xilka kala wareegay Barack Obama in uu dhegaysan jirey Telefoonadiisa, markii uu ku sugnaa qasrigiisa Trump Tower ee magaalada New York sanadkii 2016.

    How low has President Obama gone to tapp my phones during the very sacred election process. This is Nixon/Watergate. Bad (or sick) guy!

    l’d bet a good lawyer could make a great case out of the fact that President Obama was tapping my phones in October, just prior to Election!

    Is it legal for a sitting President to be “wire tapping” a race for president prior to an election? Turned down by court earlier. A NEW LOW!

    Just out: The same Russian Ambassador that met Jeff Sessions visited the Obama White House 22 times, and 4 times last year alone.

    Terrible! Just found out that Obama had my “wires tapped” in Trump Tower just before the victory. Nothing found. This is McCarthyism!

    Madaxweyne Trump ma soo bandhigin cadaymaha uu hayo ee ku aadan eedayntaas uu ku weeraray Madaxweyne Obama.

    Warkan ayaa soo baxay iyadoo maalmahan ay haysatay Trump fadeexado isdaba joog ah oo ku saabsan Xiriirka Ruushka iyo Xukuumadiisa,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/1VYiOubh0Hk

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.