Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Dowladda oo diyaarineysa Guddiga dib u qorista liiska sharciyada dalka
    Somalia

    VIDEO: Dowladda oo diyaarineysa Guddiga dib u qorista liiska sharciyada dalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 janaayo, 2020 daah furay xaflad furitaanka guddiga diyaarinta, uruurunta iyo dib-uqorista liiska sharciyada dalka (160-2020).

    Guddigaan ayaa waxaa dikreeto heer Wasiir ah ku magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee XFS, Abuukaate Xassan. Guddiga ayaa waxaa u xilsaaran ururinta iyo keydinta sharciyada dalka oo dhan laga soo bilaabo, waqtigii maxmiyadda 1956 ilaa iyo manta oo ah sanadka 2020.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/213864046314145/

    Guddigan ayaa wuxuu muhiimad weyn ugu fadhiyaa gaar ahaan Wasaaradda Caddaaladda iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo ku sugan gudaha dalka iyo dibaddiisa iyo dhammaan daneeyayaasha sharciyada Soomaliya.

    Hawlaha guddigan loo xilsaaray ayaa ah in sharciyada dalka loo sameeyo lambar taxane ah, xiliga ay soo baxeen iyo isbedellada lagu soo sameeyey tan iyo inta ay soo jireen sharciyada laguna soo bandhigo si digitalize online ah si dal iyo dibadba qofkii joogo u heli karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.