Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Fahad Yaasiin oo fursad uhelay fulinta talaabooyin Cadawtinimo oo Puntland ka dhan ah!!
    Somalia

    Video:-Fahad Yaasiin oo fursad uhelay fulinta talaabooyin Cadawtinimo oo Puntland ka dhan ah!!

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 11, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa is weydiin leh dagaalka Farmaajo kula jiro Beesha Majeerteen oo Fahad iyo Kheyre dabada ka wadaan halka uu ku dhamaan doono.

    Wax badan ka ogow Cadaaladda Darada iyo Dagaalka qaawan ee Fahad, Farmaajo iyo Kheyre ay kula jiraan Beesha Majeerteen, gaar ahaan reer Muduga:-

    1. Bishii Jan 2018 Madaxwene Farmaajo ayaa booqasho ku tagay Gobolada Puntland. Gobolka Mudug wuxuu kala kulmay booqashadii ugu sareysay ee Madax Soomaaliyeed lagu marti sooro

    2. Waxaa Nasiib Darro ah in 30-kii August 2018 Raysal Wasaare Kheyre oo horay u balan qaaday in uu dhagax dhigayo Mashruuca Dekedda Garacad uu ka baaqday. Kaddib markii Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad ay ka hor istaageen.

    3. Tartankii Gudoomiyaha Bankiga Dhexe,ayaa waxaa shakhsiyaadkii ugu dhibcaha badnaa ka mid ahaa Dr Hussein Khalif Xaai Jaamac. Nasiib darro jagagadaas waxaa hor istaagay Fahad,Farmaajo iyo Kheyre oo u magacaabay wiil Xafiiskiisa ka ah La-taliye.

    4. Shirkii Golaha Amniga ee todobaadkii hore ayaa lagu Gudoomiyey in Eedda Amni darada dusha laga saaro Agaasime Sokor Jamac Geyre ayadoo la daboolayo fashilka Hayadda NISA iyo Wasaaradda Amniga.

    Dagaalkan qaawan ayaa ah mid laga xumaado. Khatarna ku ah nabadda iyo midnimada Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10157043646196878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.