Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:- Garaad Jaamac oo si toos ah ucadeeyay dhabarjabinta M.Xasan Ee difaaca Midnimada Somaliyed
    Somalia

    Video:- Garaad Jaamac oo si toos ah ucadeeyay dhabarjabinta M.Xasan Ee difaaca Midnimada Somaliyed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaqiiqdii Garaadka hadalkiisu,waa ka sarreeyaa Dhulbahante,Harti iyo Daarood.

    Somali midnimadeed iyo wadajirkeed qiyam ku fadhiya,ayuu dul istaagay.

    Waxuu Biyo ku shubay cid walba iyo qorshe walba oo lagu hagardaamaynayo Qaranimada Somaliyed.

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo xaq loogu lahaa in uu hiil iyo hooba siiyo difaaca Qaranimada ee LC,balse ka gaabiyay,isagoo ka duuliya aragti hoose oo Qabyaaladeed,ayuu ku dhuftay Madfac.

    Laba wajiilaynta Xasan ku dhaqmayo iyo midabkiisa rasmiga ah,ayuu Toosh ku ifiyay,waxuuna Bulshada caadiga ah utilmaamay Ninka dagaalka kula jira qadiyadooda.

    Garaad Jaamac hadalkii ugu cuslaa Sanadkan oo masuul Somaliyed jeediyo,ayuu sii daayay,kaasoo gilgilay Qalbiyada Bulshada Somaliyed ee waxgaradka ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1678913900803235841?t=a54-1lDvyxCpl8sSQ1XAJg&s=19

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.