Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ,isla markaana ah Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa ku baaqay in aysan Xildhibaanadu ansixin Saldhiga Milatari ee Imaaraadka Carabta qorshaynayo in uu ka dhsito Dekeada Mgaalada Berbera,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka