Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Caawa sheegay in la joojiyay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Soomaaliya , Kadib markii Suuqyada laga helay Imtixaankii oo iib ah Maadooyinka qaarkood,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka