Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Isku shaandhayn,ayaa lagu sameeyay Golaha Wasiirada Dalka Kanada. Axmed Xuseyn oo asalkiisu yahay Somali horayna u ahaa Wasiirka Guryaynta,ayaa hada noqday Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka