Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:- “Doorashada Qof-iyo-Codkiis haddii aan la heli karin, waxaan horgeynayaa Baarlamaanka waqtiga ayaan dheereyneynaa, ma yeeleyno in Baarlamaanka la yiraahdo wuxuu doonayaa in waqtiga uu dheereysto”.
    Somalia

    Video:- “Doorashada Qof-iyo-Codkiis haddii aan la heli karin, waxaan horgeynayaa Baarlamaanka waqtiga ayaan dheereyneynaa, ma yeeleyno in Baarlamaanka la yiraahdo wuxuu doonayaa in waqtiga uu dheereysto”.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 8, 2017Updated:March 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka, sanadkan 2017-ka, ay Guddoonka usoo gudbiyaan, haddii doorasho “Qof-Iyo-Codkiisa ah” dalka ay ka dhici karto iyo in kale.

    “ Barlamaanka labada Aqal ma sugi doono ilaa 2019-ka, ka bacdi in la fiiriyo oo la yiraahdo suuragal matahay doorasho “Qof-iyo-Codkii “ ah, hadda 2017-ka ayaan bilaabeynaa suuragal matahay Haa ama Maya. Guddiga waxaan ka rabnaa in ay xisaabtamaan oo ay noo soo sheegaan in la qaban karo iyo in kale, waxaan heysanaa waqti farabadan” ayuu yiri.

    Sidoo kale, Jawaari,  waxaa uu sheegay, “Doorashada Qof-iyo-Codkiis haddii aan la heli karin, waxaan horgeynayaa Baarlamaanka waqtiga ayaan dheereyneynaa, ma yeeleyno in Baarlamaanka la yiraahdo wuxuu doonayaa in waqtiga uu dheereysto”.

    Guddoomiyaha ayaa sheegay in Guddiga lagula Xisaabtamayo shaqooyinkooda, in ay socdaan iyo in kale.

    Waxaa uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu hadalkaasi uu ka sheegay kulan uu la qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka.

     

     

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.