Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Jubbaland oo eedeeyn kulul u jeedisay DF Soomaaliya
    Somalia

    VIDEO: Jubbaland oo eedeeyn kulul u jeedisay DF Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 12, 2020Updated:May 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa marka hore sheegay in Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay hortaagan tahay diyaarad sida gurmad noocyo kala duwan ah oo loogu tala galay ka hortaga Xanuunka Covid19 iyo fatahaadaha ka jira Gobolka Gedo.

    Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Kismaayo ayuu ku sheegay in Dowladda ay cunaqabayen saartay dadka Shacabka ah ee ku nool deegaannada Jubbaland,isla markaana ay taasi dhibaato ku tahay dadka Shacabka ah.

    Dhinaca kale Madaxweyne kuxiegenka 1aad ee Jubbaland waxaa uu sheegay in Jubbaland go’aano adag ka qaadan doonto khalkhalka Siyaasadeed ee ay Dowlada Federaalka ah ka wado Gobolka Gedo taas oo ay ku burburisay dhamaan Hay’adahii sharciga ahaa ee halkaas ka jiray waa sida uu hadalka u dhigay.

    https://www.facebook.com/452042528158213/posts/3489691241059978/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.