Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dowladda Puntland ayaa Dhagax-dhigtay Bar loo Rari-doono Kantaroolka Koonfureed ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland oo Qiyaastii meel 15 Km jirta la geeyey, kaddib markii uu kobac xoog leh u ku dhacay Magaalada. https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/748047808986083/