Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Khamri fara badan oo lagu burburiyay Magaalada Garowe
    Somalia

    Video:-Khamri fara badan oo lagu burburiyay Magaalada Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhawaad 1000 Dhalo oo Khamri ah ayay burburiyeen Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal.

    Ma’ahan markii ugu horaysay oo ay Ciidanku qabtaan Khamri iyo Xashiish soo galay Gudaha.

    Khamriga iyo Xashiishka kusoo badanaya gudaha Puntland waa Aafo mustaqbalka meel xun gaarsiinaysa hiigsiga deegaanka iyo maalgashiga balaaran ee kasocda gudaha Puntland.

    Waxay dhiiri galiyaan kana mid yihiin waxyaabaha Dilalka iyo amni xumada keena.

    Reer Puntland haday horumar rabaan waa in ay Khamriga iyo Xashiishka xeer iyo ciqaab adag kasoo saaraan.

    Sidoo kale Dowladaha Itoobiya iyo Kenya waa in lala kaashadaa ka hortaga Maandooriyaha.

    Guud ahaan Somaliya qul-qulka Mukhaadaaraadka waa dhib ka taagan oo waxa ugu yar oo lagala kulmo waa Askarta iska laysa Shacabka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.