Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Khatarta Shiinaha waa mid ka mid Ajandaha Shirka G-7
    Somalia

    Video:-Khatarta Shiinaha waa mid ka mid Ajandaha Shirka G-7

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka hogaamiyayaasha G-7,waxa ugu weyn ee horyaala,waa in ay keenaan fikrad looga hortagayo khatarta Shiinaha ee caalamka.

    Dhaqaalihiisa oo kobca,waxuu khatar ku yahay si toosa iyo si dadbanba maamul wanaaga caalamka….

    1.Dimuqraadiyada
    2.Xuquuqda bini’aadamka
    3.Xoriyada iyo karaamaynta noolaha.
    4.Amaanka.

    Shiinuhu ma’ahan Wadan maamulku baahsan yahay,talada lawada leeyahay,cadaalada loo wada siman yahay.

    Dal noocaasa oo Hal Qof taladu ka go’do in uu dhaqaale ahaan guulaysto,waxuu marin habaabinayaa caalamka,isla markaana macno tirayaana hab maamulka Dowladnimo ee casriga ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1659884674334744578?t=jFF9uHlXFN46frVZfabmoQ&s=19

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.