Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Khayre oo fariin duurxul ah udiray siyaasiyiinta kasoo horjeeda
    Somalia

    Video:-Khayre oo fariin duurxul ah udiray siyaasiyiinta kasoo horjeeda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 23, 2019Updated:April 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muqdisho,idil News,Raโ€™iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shir waynaha culimada taageersan Xukuumada oo mudda sedax cisho ah ka socday Muqdisho.

    Khayre,ayaa khudbadiisa soo xiritaankiisa shirweynaha ku sheegay in culimada, shacabka Soomaaliyeed iyo hoggaanka dalka laga doonayo in ay dhaqan geliyaan natiijada kasoo baxday shirkaan oo intii uu socday looga dooday kaalinta culimada ee xoojinta amniga iyo dib-u-heshiisiinta dalka.
    Raโ€™iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa culimada kula dardaarmay culimada in si wadajir ah cilmigooda ay ugu hagaan bulshada si looga hor tago dhagarta argagaxisada waa sida uu hadalka u dhigay.

    Ugu danbeyn Xasan Cali Kheyre ayaa culimada Somaliyed ka dalbaday in ay ka shaqeeyaan horumar ka dowladnimada iyo isku soo dhawaashaha umada Soomaaliyeed,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/2232387913692801/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.