Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa kula taliyey shacbiga Soomaaliyeed in ay sii wadaan taageerada ay u hayaan Madaxweynaha iyo dowladdiisa, dowladda Jabuutina ay mar walba Soomaaliya u yahay Hiilka koobaad,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/8EcG6CNka_w