Madaxweynaha dowladda Kenya Uhhuru Kenyata, ayaa u hambaleeyey Madaxweyne Farmaajo iyo Shacabkiisa, waxa uu sheegay in uu abuurayo xiriir ku dhisan Derisnimo, walaalnimo iyo Iskaashi dowladda Kenya-na ay diyaar u tahay garab istaagga Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/V38ydUjitWY