Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Khudbadii qiimaha badnayd ee Madaxweyne Farmaajo maanta jeediyay
    Somalia

    Video:-Khudbadii qiimaha badnayd ee Madaxweyne Farmaajo maanta jeediyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 22, 2017Updated:February 22, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha la caleema-saaray ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ugu horreyn uga mahadceliyey dowladihii ka horreeyey oo u sheegay in dalka ay soo gaarsiiyeen meesha uu maanta joogo, sida doorashadii dalka ka dhacay.

    Waxa uu sheegay in dalka muddo uu burbur ku soo jiray, waxa ugu muhiimsanna ay tahay nabadgalyada, xuquuqda ciidammada ayuu xusay in dowladdiisa ay mar walba bixin doonto, waxa uu u mahadceliyey ciidammada AMISOM, hasa yeeshee waxa uu carabka ku dhuftay in ay lagama maarmaan tahay dhammeystirka dhismaha ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

    Abaaraha dalka aafeeyey, ayuu sheegay in dowladdiisa ay ka leedahay istaraatiijiyad weyn oo lala kaashan doono khubarro, si looga hortago abaaraha soo laa laabtay.

    Caddaaladda ayuu sheegay Madaxweyne Farmaajo in ay sal u tahay amniga, shacabkuna looga baahan yahay in ay dowladda ku gacan siiyaan arrinta nabadda iyo xasiloonida dalka, kooxanaha Al-Shabaab ayuu sheegay in uu dhammaadey waqtigii ay ummadda dhibaateyn jireen oo hadda kaddib loo midoobey la dagaallankooda.

    Ugu dambeyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa sheegay inΒ  Soomaaliya lagu sheego dalka ugu musuq musuqa badan caalamka, ammaanada shacabku ayuu xusay in ay ilaalin doonto dowladda, isla markaana laga wada shaqeyn doono cirib tirka musuqa, si Soomaaliya looga dhigo waddanka ugu musaqa yar adduunka,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/ElQnLaq8CmM

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    January 8, 2026

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    January 8, 2026

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    January 8, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Withdrawing the United States from International Organizations, Conventions, and Treaties that Are Contrary to the Interests of the United States

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    War murtiyeedka ka soo baxay Carwada Technology Puntland

    Maraykanka oo joojiyay dhamaan gargaarkii DFS uu marsiin jiray

    Xildhibaanada Fadaraalka iyo kuwa PL iyo Mw Deni oo kawada xaajooday xaalka Dalka

    Madaxweyne Deni oo la kulmay Bulshada Rayidka ah

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    π–πšπ¬π’π’π«π€πš π€π«π«π’π¦πšπ‘πš 𝐃𝐒𝐛a𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚’𝐒𝐒π₯ oo ka degay Hargaysa

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.