Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-M.Deni”Puntland ma quseeyaan waxa soo baxay,waxayna leedahay Dastuur ugaar ah”
    Somalia

    Video:-M.Deni”Puntland ma quseeyaan waxa soo baxay,waxayna leedahay Dastuur ugaar ah”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mowqif cad oo la fahmi karo ayay PL istaagtay.

    “Puntland qayb kama ahayn, mana qusayso warkii soo baxay, kuwii hore waxa aan uga baaqsanay oo aan u saxiixi waynay waxaan arkaynay in meel qaldan loo wado dalka” ayuu yiri Siciid Deni.

    Madaxweynaha Puntland,ayaa ku baaqay in haddii la doonayo in xal laga gaaro arrimaha masirigga ah ay tahay in Somaliland la soo fariisiyo miiska wadahadalka, wuxuuna yiri

    “Haddii la rabo xasilooni la’aanta Soomaaliya in la xalliyo waa in Somaliland ay timaado miiska, oo xalka wadajir loo raadiyaa, haddii la kala maqanyahay weligeen wax mira dhal ah soo bixi-maayaan.”

    “Puntland waxay leedahay dastuur gooni ah,isla markaana ay ku dhaqmayso inta la helayo Dowlad Somaliyed oo miyir qabta”Ayuu yiri Madaxweyne Deni .

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Mowqif cad oo la fahmi karo ayay PL istaagtay. pic.twitter.com/DrSGLouqE4

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 30, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.