Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Xasan oo si toos ah weerar Af ka ah ugu qaaday Beesha Daarood
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Xasan oo si toos ah weerar Af ka ah ugu qaaday Beesha Daarood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 26, 2023Updated:June 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta badan khudbadii xuska 26-ka ee M.Xasan Shiikh,waxay ahayd mid si toos ah iyo si duurxul ah fariimo weerar ah oo ka dhan ah Beesha Daarood lagu soo gudbinayay.

    Dadka uu leeyahay Burus ayay wataan Dowladnimada lagu burburinayo oo horay ayay ugu soo burburiyeen,waa Daarood.

    Dadka uu leeyahay Tol’ayeey ayay la ordayaan,waa Daarood.

    Marka uu leeyahay,Waqooyi waa Nabad oo shido kama jirto malaha LC Koonfur buu ku xisaaabay.?

    Madaxweynihii oo 70-jir ah iyo Gudoomiyihii Aqalka-sare oo 90-jir ah haday isku aragti iyo isku hadal noqdeen Tik-tok-layda halkee loo ciirsanayaa?

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.