Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweyne Deni oo ka hadlay howlgalada ka dhacay Boosaaso
    Somalia

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo ka hadlay howlgalada ka dhacay Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Saciid Cabdilaahi Deni, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Qardho ayaa bogaadiyay hawl-galadii ay fuliyeen Ciidamada Amaanka ee magaalada Boosaaso, kuwaas oo lagu qabtay xubno ka tirsan kooxaha weerarada ka gaysta Boosaaso.

    Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale ka hadlay Colaad mudooyinkii danbe ka aloosnayd Gobolka Mudug taas oo u dhaxaysay beelo walaalo ah, Arimaha Gurmadka ee Qardho ka socda ayuu faahfaahin ka bixiyay Madaxweynuhu halka ay marayaaan, gaar ahaan talaabooyinka ay dawladu qaaday.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa si guud uga waramay xaalada guud ee Amnigga Puntland, Cudurka Covid-19 ee sida xawligga ah u faafaya.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/670087153836223
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.