Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweyne Deni oo sheegay in gacanta lagu dhigay xubno kamid ah Al-Shabaab
    Somalia

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo sheegay in gacanta lagu dhigay xubno kamid ah Al-Shabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 5, 2020Updated:May 5, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, oo xalay hadlay Dadweynaha, ayaa  ka hadlay Amniga deegaanada Puntland, ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacish.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in qeybaha kala duwan ee Ciidanka Amniga Puntland  oo iskaashanaya ay sidoo kale burburiyeen shabakado ay lahaayeen Argagixisadu, waxaana uu Madaxweynuhu tilmaamay in amniga Puntland haatan lagu qabtay gacan bir ah.

    https://www.facebook.com/1347891271958315/posts/3022522374495188/

    Dhanka kale,  Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ayaa ka hadlay dagaal habeen ka hor ka dhacay galbeedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.