Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Deni oo si waadixa u amray in LC la xoreeyo 25-ka Bishan ka hor
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Deni oo si waadixa u amray in LC la xoreeyo 25-ka Bishan ka hor

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni oo Kumanaan Qof kula hadlay Garoonka Kubada Cagta Cawaale Gaalkacyo,ayaa si cad u amray in LC la xoreeyo ka horĀ  Bishan 25-keeda hadii rabi idmo.

    “Ma qarsanayno waa difaacaynaa LC,waxaana farayaa Shacabka PL in ay xoreeyaan 25-ka Bisha ka hor”Ayuu yiri M.Deni.

    Waa hadal aan looga baran oo ka fog Siyaasadii ay ku hawlgalaysay PL.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    "Qarsanmayno Difaaca Laascaanood"Ayuu yiri M.Deni. pic.twitter.com/vGvThonlpe

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 9, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    September 27, 2025

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    September 27, 2025

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    September 27, 2025
    Latest Posts

    Puntland Army killed more than 15 Terrorists Militant last two days

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.