Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Deni”Qadiyada PL iyo SL waa in meel la saaraa oo Hal Albaab laga galaa xalka Somaliya”
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Deni”Qadiyada PL iyo SL waa in meel la saaraa oo Hal Albaab laga galaa xalka Somaliya”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sool iyo Sanaag??

    “Qadiyada Somaliya waa wax isku xiran,waxaana ugu horeeya Qadiyada PL iyo SL oo meel la saaro,waana in Dhulka PL ka maqan lasoo celiyaa oo xalka Somaliya isku Albaab laga galaa”Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

    Waxaa muuqata in qadiyadihii lagu kala kacay Shirkii Xamar ay qayb ka ahaayeen Dowlada Xasan Shiikh oo rabta in SL si gaar ah loo tixgeliyo iyadoo Sool iyo Sanaag la raacinayo.

    PL doodaas waa ka hor timid sida uu xaqiijiyay Madaxweyne Deni.

    Ciyaar khaldan,ayuu ciyaaray Madaxweyne Xasan,waxuuna ilowsan yahay in Dowladnimada lala leeyahay oo uusan kaligii wax walba ahayn.

    Doodan ilaalinta Dastuurka,Midnimada iyo Cadaalada Siyaasadeed,waxaa lahaa Ra’isalwasaaraha waase ka gaabiyay oo waxuu noqday Curadkii Madaxweyne Xasan,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1612201509789532160?s=20&t=JlFzXp_HpyXNS4lRfimQ3A

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.