Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb ka ah xarumaha dowlada ee uu kormeerka ku sameenayo, wuxuuna sidoo kale soo arkay xaalada ka jirta xabsiga dhexe oo hada loo dhisayo xarun cusub,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/k-u7lj1GFio