Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne farmaajo oo markale si maqaab sare leh Madaxweyne Xasan Shiikh ugu soo dhaweeyay Qasrida Madaxtooyada
    Somalia

    Video:-Madaxweyne farmaajo oo markale si maqaab sare leh Madaxweyne Xasan Shiikh ugu soo dhaweeyay Qasrida Madaxtooyada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 15, 2017Updated:February 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa mar kale maanta booqday Qasriga Madaxtooyada Villa Somaliya Madaxweynaha la doortay Maxamed Cabdullaahi farmaajo .

    Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Xasan Shiikh ayaa si maqaab sare leh ugu soo dhaweeyay madaxweynaha la doortay mudane farmaajo Qasriga ,waxuuna mid mid u ugu soo wareejiyay qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay madaxtooyada.

    Booqashada Madaxweyne farmaajo ee madaxtooyada iyo kusoo dhaweynta Madaxweyne Xasan shiikh waxay muujisay maqaabka Qaranimada Somaliya heerka ay gaarsiisan tahay iyo soo kabashada ay gaartay,sidoo kale waa muuqaal fariin u ah cadawga Qaranimada Somaliya.

    Muuqaalkan waa mid qiiro galinaya qof walba oo damiir wadananimo ay ku jirto,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/qViCpf6wgEg

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.