Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne faroole”Raga D.G dalka xukuma haku filnaadaan Dadka ay masuulka ka yihiin oo ninkaas la doortay faraha haka qaadaan”
    Somalia

    Video:-Madaxweyne faroole”Raga D.G dalka xukuma haku filnaadaan Dadka ay masuulka ka yihiin oo ninkaas la doortay faraha haka qaadaan”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maantay lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe oo caasimada dowladda Puntland kadib safar uu kaga yimid Muqdisho.

    Soo dhaweyn ballaaran ayaa loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Canoco iyo gudaha magaalada isagoo la hadlay boqolaal kamid ah taageerayaashiisa kuwaasoo uga mahad-celiyay sida wanaagsan ee ay isugu soo baxeen islamarkaana usoo dhaweeyeen.

    Cabdiraxmaan Faroole, ayaa hoygiisa caasimadda Garowe saxaafadda uga waramay arrimo ku aadan doorashadii ka dhacday magaalada Muqdishu isagoo xusay inuu isagu ka haray kadib markii farogalin baahsan uga timid dalka iyo dibadda doorashadii dalka ka socotay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

    https://youtu.be/Njsof37Qpew

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.