Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Gaas iyo Cawaysinkisii Jimcaha ee Shacabka Bosaso
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Gaas iyo Cawaysinkisii Jimcaha ee Shacabka Bosaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay shacabka Magaalada Bosaso kula caweeyay maqaaxiyaha lagu qaxweeyo ee caadiga ah.

    Gaas oo aan wadan wax istaaf ah ayaa dhex lugeeyay goobaha Ganacsiga iyo Maqaaxiyaah lagu qaxweeyo,waxuuna slaaan iyo kaftan la dhexgalay shacabkii ku sugnaa Goobahaas,

     

     

    Dhanka kale Madaxweyne Gaas ayaa shalay galab Xeebta Bosaso waxuu nasashadii Jimcaha kula qaatayshacabka Bosaso .

    Madaxweynuhu waxuu halkaa kula ciyaaray Kubad shacabkii usoo dalxiiska tagay Xeebta Macaan ee Bosaso,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

    https://youtu.be/o6GQzUCKQ3A

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

    https://youtu.be/P9yn3M2NFRA

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.