Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Marwada Koowaad oo hanbalyo udirtay Haweenka Soomaaliyed
    Somalia

    Video:-Marwada Koowaad oo hanbalyo udirtay Haweenka Soomaaliyed

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Munaasibadda 8-da Maarso oo ay Haweenka adduunka si weyn u xusayaan maanta ayaa waxaa Hambalyo ku aadan Maalintan u dirtay Haweenka Soomaaliyeed Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Seynab Cabdi Macallin.

    “Waxaan Hambalyo ku aadan maalinta Haween weynaha Adduunka u dirayaa Haweenka Soomaaliyeed, waxaana idin leeyahay sannadkan sannadkiisa kale Eebbe ha nagu gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo” ayay tiri Marwada Madaxweynaha Dalka.

    Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa tiri “Xuska 8-da Maarso waa maalin loo dabaaldego horumarka ay ku tallaabsadeen Haweenweynaha adduunka, waana inaan is xusuusinaa caqabadaha ku horgudban haweenka Soomaaliyeed, ahna kuwa ugu nugul bulshada uguna waxtarka badan”.

    Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa ugu baaqday Haweenka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan iney laba jibaaraan dadaalkooda, kaalin muuqatana ay ka qaataan dib usoo nooleynta dowladnimada Soomaaliya, isla markaana ay ka shaqeeyaan midnimada Umadda Soomaaliyeed,hoos ka daawo muuqaalka

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/cZ-GUB-20rM

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.