Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maxay isku hayaan Seerbiya iyo Kosovo?
    Somalia

    Video:-Maxay isku hayaan Seerbiya iyo Kosovo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kosovo oo ay u badan tahay Qowmiyadda Albeeniyaanka,ayaa wixii ka horreeyay 2008 ka tirsanayd Serbia.

    Seerbiya,ayaa ka hor timid goosashada Kossovo,waxayna diiday in ay aqoonsato madax bannaanideeda.

    Waxaa Kosovo dal ahaan u aqoonsan ku dhawaad 100 dal oo uu kamid yahay Maraykanka.

    Dalalka diiddan waxaa kamid ah Shan Waddan oo Midowga Yurub ka tirsan, Shiinaha iyo Ruushka.

    Kosovo,ayaa u baahan in ay heshiis buuxda la gaarto Seerbiya si ay xubin uga noqoto Qaramada Midoobay una noqoto Dal laga aqoonsan yahay caalamka oo idil.

    Magaalada Mitrovica ee xarunta u ah Gobolka Waqooyi,ayaa u kala qeybsan deegaanno ay kala leeyihiin Seerbiyiinta iyo Albeeniyiinta,waxaana guuldaraystay dedaallo ay Dowladda Kosovo ku xallin rabtay khilaafka.

    Midowga Yurub,ayaa marar badan isku dayay inuu xal waara u helo khilaafka u dhexeeya Kosovo iyo Serbia, balse ilaa haatan ma jiro heshiis dhaqangalay oo ay dhinacyadu gaareen.

    Khilaafka,ayaa ka dhigay Gobolka Balkan-ka mid uu xilli kasta ka dhici karo dagaal ba’an.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.