Mudane Cabdixakiin Camey ayaa u sheegay madaxweynaha Soomaaliya in ay jiraan xoolo dhaqato Soomaaliyeed oo ku soo hayaamay qaar kamid ah Gobolada Puntland,kuwaasoo ka kala yimid Waqooyiga, Galbeedka, iyo Koonfurta Soomaaliya.
Camey iyo farmaajo ayaa isla qaatay in Dadkan soo hayaamay ay u baahanyihiin gargaar deg deg ah,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka