Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maxay yihiin caqabadaha ku gadaaman helida Jubaland lawada leeyahay?
    Somalia

    Video:-Maxay yihiin caqabadaha ku gadaaman helida Jubaland lawada leeyahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 12, 2023Updated:March 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay yihiin caqabadaha ugu waa weyn ee ku gadaaman helida Jubaland lawada leeyahay.?

    1.Axmed Madoobe oo aan rabin in JL lala yeesho,maamulkeedu baaho lagana baxo Kismaayo,si gaar ah ma danaynayo in Gedo xal loo helo oo ay JL-ta kale soo raacdo.

    2.Waa itoobiyaanka oo raba in Gobolkan uu noqdo mid ay kula gorgortamaan JL iyo Fadaraalka,diyaarna uma ah in ay wareejiso oo waxay urabtaa in uu ahaado balo xijaab Somaliya ay ku dhex haysato.

    3.Waa kooxaha ku xiran Itoobiyaanka oo hankoodu hooseeyo kuna kooban yahay Canshuurta,Maamulka iyo Nabadsugida in ay iska haystaan.

    4.Waa Fadaraalka oo mar walba M.fadhiyaa uu dibindaabyeeyo Gobolka haba ugu darnaado kii kasoo jeeday ee Farmaajo.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.