Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Miyuu khaldanaa go’aankii lagaga soo saaray Ciidamada Maraykanka Afgaanistaan?
    Somalia

    Video:-Miyuu khaldanaa go’aankii lagaga soo saaray Ciidamada Maraykanka Afgaanistaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2023Updated:March 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khubarada dhinaca socdaalka iyo saraakiil ka tirsan milatariga Mareykanka ee gacanta ka gaystay dadkii sida deg degga ah looga soo daad-gureeyay Afghaistan ayaa ka marag furay in kasoo bixitaankaasi uu ku yimid go’aanno khaldan oo sanado badan la qaadanayay.

    Aqalka Golaha Wakiilada ee Congresska Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga uu aqlabiyadda ku leeyahay,ayaa billaabay Arbacadii in uu baaro go’aankii xukumadda Madaxweyne Biden ay ciidamada Mareykanka kaga soo saartay dalka Afghanistan bishii August ee sanadkii 2021-kii,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.