Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Mukulaasha ilaalisa xaafiiska Rw Ingiriiska oo cuntay jiirkii ugu caansanaa caalamka
    Somalia

    Video:-Mukulaasha ilaalisa xaafiiska Rw Ingiriiska oo cuntay jiirkii ugu caansanaa caalamka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2017Updated:March 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jiirkii ugu caansanaa dunida ee noloshiisa ku qaatay aqalka looga taliyo Britain ee Downing Streat ayaa mukulaal lagu magacaabo Larry ku hor cunay halka laga galo xafiiska ra’iisul wasaaraha UK Theresa May ee Number 10.

    Dhacdadaan ayaa si weyn ay ugu hadleen saxaafadda Ingiriiska, waxaana soo daabacay Daily Mail oo ku tilmaamay Mukulaashan nolosha dooligaasi soo gabagabaysay  askari howl fiican qabtay.

    Mukulaashan cuntay  Jiirkii in badan noloshiisa ku qaatay Downing Street ayaa lagu magacaabaa Larry, wuxuuna hor fadhiyaa xafiiska ra’iisul wasaare Theresa May ee Number 10,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/6jPMW6v2svk

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.