Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Muuse Biixi oo weli iska Indhatiraya waaqiciga Sool
    Somalia

    Video:-Muuse Biixi oo weli iska Indhatiraya waaqiciga Sool

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruwaayad iyo ka fogaansho waaqici,ayuu weli ku dhex jiraa hogaamiyaha SNM Muuse Biixi.

    Shalay Garaadada,waxa uu ku sheegay argagixiso,maantana waa la hadlayaa oo iyagaa Sool matala,ayuu leeyahay.

    Dagaalka LC horay,waxuu ku sheegay mid SL dibada looga soo duulay oo ay iska kaashadeen PL iyo argagixiso,saakayna,waxuu leeyahay waa dhibaato reer SL dhextaal oo iyadoo kale ay horay uga dhex dhici jirtay.

    Miyuusan ogayn in Garaadadii Sool ay la kulmeen QM oo dhawaan qaraar cad soo bixi doono?

    Miyuusan ogayn BC in ay xoortay oo Mucaaradkiisii iyo Gudoonkii BL Adis lagu shirinayo?

    Miyuusan ogayn LC in ay xor tahay loona sameeyay difaac adag,Ciidan iyo Saad ku filana gudaheeda lagu xareeyay?

    Miyuusan ogayn diyaar garow kadib in hadafka haray uu yahay ka xoraynta Dhulka Sool ee weli kusii harsan Gacanta SNM?

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.