Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Muxuu yahay Hubka casriga ah Ee Mudug ukeensatay difaaca Sool?
    Somalia

    Video:-Muxuu yahay Hubka casriga ah Ee Mudug ukeensatay difaaca Sool?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoryahaan mudo ka hor,ayaa la keenay tababar iyo diyaarin kadib waxay hawl galeen dagaaladi ugu danbeeyay.

    Waxayna qayb ka ahaayeen Hub badan oo iskugu jiray Su 23 iyo Qoriga 37 oo ilaa 10 gaaraya oo qaarna la rakibay qaarna hada Gacanta lagu hayo.

    Qorshuhu waa in Godka Goojecade gabigiisaba lagu gubo oo uu isku basbeelo.

    Beesha Cumar Maxamuud door balaaran ayay ka qaadatay qadiyada SSC oo taariikhiya.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1679355883120209921?t=qCX1h2Bo_8VMf8pTfTyQjw&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.