Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Nuxurka Shirka jaraa’id Ee Madaxweyne Deni
    Somalia

    Video:-Nuxurka Shirka jaraa’id Ee Madaxweyne Deni

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 7, 2020No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni oo ay si buuxda Xukuumadiisu ugu garab taagan tahay mawqifka uu ugudbiyay shacabka,ayaa kasoo muuqday Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Bosaso.

    Deni waxuu ka hadlay hogaan xumada Madaxda Dowlada Fadaraalka,waxuuna yiri.

    ”Madaxweyne Farmaajo waxuu hareer maray nidaamyadii lagu hashiiyey waxayna xukuumadiisu ay howl ka dhigatay sidii ay ula dagaalami lahayd nidaamka Fadaraaliga ah Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka”

    Madaxweyne Deni waxuu kawaramay taariikhdii ay Puntland soo martay iyo halka xiligan hada marayso,waxuuna yiri…

    “Waxbadan,ayaa madaxda Dowladda Federaalka lahadalnay si howsha taagan loo dhameeyo,balse aamuskayaga waxaa loo qaatay in aan waxa soconaya raali ka nahay” .

    Madaxweyne Deni waxuu ku dhawaaqay shir wadatashi oo reer Puntland guud ahaantood ay iskugu yimaadaan.

    ”Deni,ayaa ku dhawaaqay in shirweyne wadatashi layskugu yimaado 15-3-2020 caasimada Garowe”.

    Sidoo kale Madaxweyne Deni,waxuu uyeeray Xildhibaanada,Senetarada labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ku matala Puntland iyo guud ahaan haldoorka reerPuntland.

    Deni waxuu jawaab adag siiyay Goodax,isla markaana waxuu niyada udhisay una sameeyay balan qaad Ardayda reer Puntland.

    “Waxaan ugu baaqayaa ardayda Puntland in asyan ka welwelin una baahneyn Shahaadada lagu gado Suuqa Bakaaraha, mustaqbalkoodana anaga ayaa balan qaadayna oo masuul ka ah”ayuu yiri Deni.

    Isku soo wada duuboo maanta waxaa la oran karaa waa asiibay talada Madaxweyne Deni.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10157923911231878&id=742346877

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.