Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Puntland oo beenisay in deeq lacageed kasoo gaartay Xildhabaano kamid ah BFS
    Somalia

    VIDEO: Puntland oo beenisay in deeq lacageed kasoo gaartay Xildhabaano kamid ah BFS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 1, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Goor-dhawayd shir jaraaid qabtay waxa uu beeniyay lacagaha la sheegay in Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan DFS Iyo shakhsiyaad kale ay bixiyeen kuwaas oo baraha bulshada lagu faafiyay.

    Wasiir Xasan Abgaal oo aan waydiiyay In DP-World ay 10kun ku deeqday Gurmadka Qardho waxa uu sheegay in lacagtaas uu sheegay in uu hayo Wasiirka Dekedaha Puntland Balse aysan iyagga soo gaarin.

    Wasiir Xasan Shire oo Weriye Khadar Cawil Ismaaciil uu waydiiyay qoondadii Puntland ay ugu talagashay Gurmadka Qardho, Waxa uu sheegay in yaboohooda ka dawlad ahaan uu Madaxweynuhu ku dhawaaqayo. Kharashaadka ku baxaya hawlaha-socdana ay inta badan Dawladu gacanta ku hayso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.