Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday inay diyaarado u adeegsanayso la dagaalanka AYAX
    Somalia

    VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday inay diyaarado u adeegsanayso la dagaalanka AYAX

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 27, 2020Updated:April 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Ganacdiid, oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in dhowaan degaanada Puntland ay ka bilaaban doonaan howlgallo buufin ah oo ka dhan ah AYAXA, kuwaas oo loo adeegsan doono diyaarado iyo Gaadiid ay saaran yihiin Haamo sunta loo adeegsado kicinta Ayaxa oo ay diyaarisay Wasaaraddu.

    Wasiir Ganacdiid ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland, gaar ahaan Reer Miyiga iyo Beeraleyda inay garab istaagaan Shaqaalaha Wasaaradda ee howlahan ka howlgalaya, sidoo kalena xoolaha iyo dadka laga fogeeyo goobaha boojinta laga bilaabayo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/248439396345535
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.