Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Putin oo ku hanjabay in uu Hubkiisa Nuclear-ka gaynayo Belarus
    Somalia

    Video:-Putin oo ku hanjabay in uu Hubkiisa Nuclear-ka gaynayo Belarus

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Vladimir Putin ayaa Sabtidii sheegay in Ruushku uu geyn doono hubka Nukliyeerka dalka Belarus, isaga oo digniin u diray isbaheysiga NATO, taasoo ku aaddan taageerada militari ee ay siiso Ukraine.

    In kasta oo hadalka Putin aanu ahayn mid lama filaan ah, waxa uu sheegay in tallaabadani aanay jabin doonin ballan-qaadyadii xakameynta hubka Nukliyeerka, haddana waa mid ka mid ah calaamadaha Nukliyeerka ee uu Ruushku ku dhawaaqayay tan iyo bilowgii duullaanka uu ku qaaday Ukraine 13 bilood kahor.

    Maraykanka – oo ah quwad kale oo ka mid ah quwadaha nukliyeerka ah – ayaa si taxadar leh uga jawaabay hadalka Putin, iyadoo sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Mareykanka uu sheegay inaysan jirin calaamado Moscow ay qorsheyneyso inay isticmaasho hubkeeda Nukliyeerka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.