Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu Xariga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu kordhiyey Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland.
Halkan ka daawo muuqaalka
Xarunta cusub ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.
Waxqabad noo hirgalay.
Jibril Qoobey. pic.twitter.com/qb3YXitTie
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 31, 2023